Loading Events
  • This event has passed.

Global Accessibility Awareness Day 2026

May 25 @ 3:30 pm - 6:00 pm Free

📢 Global Accessibility Awareness Day 2026

Machadka Somali Assistive Technology Institute (SATI) wuxuu si sharaf leh idiinku martiqaadayaa munaasabadda “Global Accessibility Awareness Day (GAAD)” oo diiradda saaraysa muhiimadda helitaan loo siman yahay iyo ka qaybgalka dadka naafada ah ee teknoolojiyadda.

📌Ka soo qayb galkaagu waa inoo muhiim
📅 Taariikh: 25 May 2026
⏰ Waqti: 03:30 PM
📍 Goobta: Jamhuriya Incubation Center (JIC)

Kaalay si aan uga wada hadalno wacyigelinta, hal-abuurka, iyo sidii loo abuuri lahaa teknoolojiyad qof walba heli karo.

 

May 25 @ 3:30 pm - 6:00 pm
Free

Organizer

Gary Jones
0123 456 789
halpes@example.com

Venue

New York
8 King Street NY 101 United States + Google Map
0123 456 789